Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 147:2-5 in Somali

Help us?

SABUURRADII 147:2-5 in Kitaabka Quduuska Ah

2 Rabbigu Yeruusaalem buu dhisaa, Oo wuxuu isu soo wada ururiyaa kuwa la naco oo reer binu Israa'iil ah.
3 Isagaa bogsiiya kuwa qalbi jabay, Oo nabrahoodana wuu duubaa.
4 Wuxuu sheegaa xiddigaha tiradooda, Oo kulligoodna magacyo buu u bixiyaa.
5 Sayidkeennu waa weyn yahay, wuuna xoog badan yahay, Waxgarashadiisuna waa mid aan la koobi karayn.
SABUURRADII 147 in Kitaabka Quduuska Ah