Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 146:5-6 in Somali

Help us?

SABUURRADII 146:5-6 in Kitaabka Quduuska Ah

5 Waxaa faraxsan ninkii ay caawimaaddiisu tahay Ilaaha reer Yacquub, Oo rajadiisuna ay ku xidhan tahay Rabbiga Ilaahiisa ah,
6 Oo sameeyey cirka iyo dhulka, Iyo badda iyo waxyaalaha ku jira oo dhan, Oo runtana dhawra weligiisba,
SABUURRADII 146 in Kitaabka Quduuska Ah