Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 142:1-3 in Somali

Help us?

SABUURRADII 142:1-3 in Kitaabka Quduuska Ah

1 Anigu codkaygaan Rabbiga ugu qayshadaa, Oo codkaygaan Rabbiga ku baryaa.
2 Oo hortiisaan ku cawdaa, Oo dhibaatadaydana hortiisaan ku muujiyaa.
3 Markii naftaydu gudahayga ku itaal darnaatay, waddadayda waad tiqiin, Jidka aan ku socdona dabin bay iigu qariyeen.
SABUURRADII 142 in Kitaabka Quduuska Ah