Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 140:4-5 in Somali

Help us?

SABUURRADII 140:4-5 in Kitaabka Quduuska Ah

4 Rabbiyow, gacmaha kuwa sharka leh iga dhawr, Oo iga ilaali ninka dulmiga badan, Kuwaasoo u qasdiyey inay tallaabooyinkayga dhinac u leexiyaan.
5 Kuwa kibirka badanu waxay ii qariyeen dabin iyo xadhko, Oo jidka dhinaciisana waxay ii gogleen shabag, oo siriq bay ii qooleen. (Selaah)
SABUURRADII 140 in Kitaabka Quduuska Ah