Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 139:9-11 in Somali

Help us?

SABUURRADII 139:9-11 in Kitaabka Quduuska Ah

9 Haddaan qaato baalasha subaxda, Iyo haddaan dego badda darafyadeeda ugu shisheeyaba,
10 Xataa halkaas gacantaada ayaa i hoggaamin doonta, Oo midigtaada ayaa i soo qaban doonta.
11 Haddaan idhaahdo, Hubaal gudcurkaa i qarin doona, Oo iftiinka igu wareegsanu habeennimuu noqon doonaa,
SABUURRADII 139 in Kitaabka Quduuska Ah