Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 139:17-21 in Somali

Help us?

SABUURRADII 139:17-21 in Kitaabka Quduuska Ah

17 Ilaahow, fikirradaadu ila qiimo badanaa! Oo tiro badanaa!
18 Haddaan tiriyo, way ka sii tiro badan yihiin ciidda, Oo markaan tooso weli adigaan kula joogaa.
19 Ilaahow, hubaal waxaad layn doontaa kuwa sharka leh, Haddaba iga taga, raggiinna dhiigyocabyada ahow.
20 Waayo, iyagu si xun ayay wax kaaga sheegaan, Oo cadaawayaashaaduna micnela'aan bay magacaaga ku soo qaadqaadaan.
21 Rabbiyow, sow ma aan nebci kuwa ku neceb? Oo sow kama aan murugaysni kuwa kugu kaca?
SABUURRADII 139 in Kitaabka Quduuska Ah