Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 139:13-15 in Somali

Help us?

SABUURRADII 139:13-15 in Kitaabka Quduuska Ah

13 Waayo, kelyahayga adigaa sameeyey, Oo adigaa igu daboolay maxalkii hooyaday.
14 Waan kugu mahadnaqi doonaa, waayo, waxaa la ii sameeyey si cabsi iyo yaab badan, Shuqulladaadu waa yaab badan yihiin, Oo naftayduna taas aad bay u taqaan.
15 Lafahaygu kaama qarsoonayn, Markii laygu sameeyey qarsoodiga, Oo farsamada yaabka leh laygu sameeyey dhulka meesha ugu hoosaysa.
SABUURRADII 139 in Kitaabka Quduuska Ah