Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 137:2-4 in Somali

Help us?

SABUURRADII 137:2-4 in Kitaabka Quduuska Ah

2 Oo waxaannu kataaradahayagii sudhannay geedaha safsaafkaa.
3 Waayo, kuwii maxaabiis ahaanta noo watay ayaa halkaas gabayo nagu weyddiistay, Oo kuwii na silciyey ayaa farxad na weyddiistay, oo waxay nagu yidhaahdeen, Noogu gabya gabayadii Siyoon midkood.
4 Bal sidee baannu gabaygii Rabbiga ugu gabaynaa Dal qalaad dhexdiis?
SABUURRADII 137 in Kitaabka Quduuska Ah