Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 136:4-8 in Somali

Help us?

SABUURRADII 136:4-8 in Kitaabka Quduuska Ah

4 Kan keligiis sameeya yaabab waaweyn, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
5 Kan samada waxgarashada ku sameeyey, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
6 Kan dhulka biyaha korkooda ku goglay, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
7 Kan sameeyey iftiimmo waaweyn, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
8 Qorraxdu inay maalinta xukunto, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
SABUURRADII 136 in Kitaabka Quduuska Ah