Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 136:16-19 in Somali

Help us?

SABUURRADII 136:16-19 in Kitaabka Quduuska Ah

16 Kan dadkiisa cidlada dhex hoggaamiyey, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
17 Kan boqorro waaweyn wax ku dhuftay, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
18 Oo laayay boqorro caan ah, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
19 Kuwaas oo ahaa Siixon oo ahaa boqorkii reer Amor, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
SABUURRADII 136 in Kitaabka Quduuska Ah