Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 136:14-15 in Somali

Help us?

SABUURRADII 136:14-15 in Kitaabka Quduuska Ah

14 Oo reer binu Israa'iilna dhex marshay iyada, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
15 Laakiinse Fircoon iyo ciidankiisiiba wuu ku afgembiyey Badda Cas dhexdeeda, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
SABUURRADII 136 in Kitaabka Quduuska Ah