Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 135:7-9 in Somali

Help us?

SABUURRADII 135:7-9 in Kitaabka Quduuska Ah

7 Isagaa ka dhiga in dhulka darafyadiisa uumi ka soo kaco, Roobkana wuxuu u sameeyaa hillaac, Oo dabayshana isagaa khasnadihiisa ka soo saara.
8 Isagaa laayay curadyadii Masar, Kuwii dadka iyo kuwii duunyadaba.
9 Masaray, isagu wuxuu dhexdaada u soo diray calaamooyin iyo yaabab, Oo wax buu ku soo kor daayay Fircoon iyo addoommadiisii oo dhanba.
SABUURRADII 135 in Kitaabka Quduuska Ah