Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 132:3-7 in Somali

Help us?

SABUURRADII 132:3-7 in Kitaabka Quduuska Ah

3 Hubaal anigu geli maayo teendhada gurigayga, Sariirtaydana fuuli maayo,
4 Indhahayga seexasho isugu qaban maayo, Il iyo baalna isu keeni maayo,
5 Ilaa aan meel u helo Rabbiga, Oo aan taambuug u helo Kan Xoogga leh oo Yacquub.
6 Bal eeg, annagu waxaan ku maqalnay Efraataah, Oo waxaan ka helnay berrinkii duurka.
7 Waxaan geli doonnaa taambuugyadiisa, Oo waxaan ku sujuudi doonnaa meeshuu cagaha saarto.
SABUURRADII 132 in Kitaabka Quduuska Ah