Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 130:2-4 in Somali

Help us?

SABUURRADII 130:2-4 in Kitaabka Quduuska Ah

2 Sayidow, codkayga maqal, Oo dhegahaagu ha noqdeen kuwo u digtoon Codka baryootankayga.
3 Rabbiyow, haddaad dembiyada u fiirsatid, Bal yaa istaagi doona, Sayidow?
4 Laakiinse waxaa kula jirta dembidhaafid, In adiga lagaa cabsado daraaddeed.
SABUURRADII 130 in Kitaabka Quduuska Ah