Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 130:1-3 in Somali

Help us?

SABUURRADII 130:1-3 in Kitaabka Quduuska Ah

1 Rabbiyow, waxaan kaaga qayshaday moolalka.
2 Sayidow, codkayga maqal, Oo dhegahaagu ha noqdeen kuwo u digtoon Codka baryootankayga.
3 Rabbiyow, haddaad dembiyada u fiirsatid, Bal yaa istaagi doona, Sayidow?
SABUURRADII 130 in Kitaabka Quduuska Ah