Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 125:4-5 in Somali

Help us?

SABUURRADII 125:4-5 in Kitaabka Quduuska Ah

4 Rabbiyow, kuwa wanaagsan wanaag u samee, Iyo weliba kuwa qalbigoodu qumman yahay.
5 Laakiinse kuwa geesta ugu leexda jidadkooda qalloocan Rabbigu wuxuu iyaga la kaxayn doonaa xumaanfalayaasha. Reer binu Israa'iil korkooda nabadu ha ahaato.
SABUURRADII 125 in Kitaabka Quduuska Ah