Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 125:2-4 in Somali

Help us?

SABUURRADII 125:2-4 in Kitaabka Quduuska Ah

2 Sida buuruhu Yeruusaalem ugu wareegsan yihiin Ayuu Rabbigu dadkiisa ugu wareegsan yahay, Hadda intii ka bilaabata iyo tan iyo weligeedba.
3 Waayo, usha xumaantu ku dhici mayso qaybta kuwa xaqa ah, Si aan kuwa xaqa ahu gacmahooda xumaan ugu soo fidin.
4 Rabbiyow, kuwa wanaagsan wanaag u samee, Iyo weliba kuwa qalbigoodu qumman yahay.
SABUURRADII 125 in Kitaabka Quduuska Ah