Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 121:2-6 in Somali

Help us?

SABUURRADII 121:2-6 in Kitaabka Quduuska Ah

2 Caawimaaddaydu waxay ka timaadaa Rabbiga sameeyey samada iyo dhulka.
3 Isagu uma oggolaan doono in cagtaada la dhaqaajiyo, Kan ku dhawraa ma gam'i doono.
4 Bal eeg, kan reer binu Israa'iil dhawraa Ma gam'i doono, mana seexan doono.
5 Kan ku dhawraa waa Rabbiga, Rabbigu waa hooskaaga midigtaada taagan.
6 Qorraxdu maalinta waxba kuma yeeli doonto. Habeenkana dayaxu waxba kuma yeeli doono.
SABUURRADII 121 in Kitaabka Quduuska Ah