Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 119:84-89 in Somali

Help us?

SABUURRADII 119:84-89 in Kitaabka Quduuska Ah

84 Anoo addoonkaaga ah cimrigaygu waa intee? Oo goormaad xukun ku soo dejinaysaa kuwa i silciya?
85 Kuwa kibirka leh oo aan sharcigaaga waafaqsanayn Ayaa ii qoday godad.
86 Amarradaada oo dhammu waa wada daacad, Si gardarro ah ayay ii silciyaan, haddaba i caawi,
87 Dhulka ayay iga baabbi'in gaadheen, Aniguse kama aan tegin amarradaadii.
88 Raxmaddaada igu soo noolee, Oo anna waxaan dhawri doonaa markhaatifurka afkaaga.
89 Rabbiyow, eraygaagu weligiisba Wuxuu taagan yahay samada.
SABUURRADII 119 in Kitaabka Quduuska Ah