Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 119:62-64 in Somali

Help us?

SABUURRADII 119:62-64 in Kitaabka Quduuska Ah

62 Waxaan kici doonaa habeenbadhka inaan kugu mahadnaqo, Waana xukummadaada caddaaladda ah daraaddood.
63 Anigu waxaan wehel la ahay kuwa kaa cabsada oo dhan, Iyo kuwa amarradaada dhawraba.
64 Rabbiyow, dhulka waxaa ka buuxda naxariistaada, Haddaba qaynuunnadaada i bar.
SABUURRADII 119 in Kitaabka Quduuska Ah