Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 119:50-51 in Somali

Help us?

SABUURRADII 119:50-51 in Kitaabka Quduuska Ah

50 Oo taasu waa i qalbi qaboojisaa markii aan dhibaataysnahay, Waayo, eraygaagaa i soo nooleeyey.
51 Kuwa kibirsan aad bay iigu qosleen, Laakiinse sharcigaaga kama aan leexan.
SABUURRADII 119 in Kitaabka Quduuska Ah