Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 119:41-46 in Somali

Help us?

SABUURRADII 119:41-46 in Kitaabka Quduuska Ah

41 Rabbiyow, naxariistaada iyo weliba badbaadintaadu Ha iigu yimaadeen si eraygaaga waafaqsan.
42 Markaasaan jawaab u heli doonaa kan i caaya, Waayo, waxaan isku halleeyaa eraygaaga.
43 Oo erayga runta ahna dhammaantiis afkayga ha ka gooyn, Waayo, waxaan rajo ku qabay xukummadaada.
44 Markaasaan had iyo goorba dhawri doonaa sharcigaaga Weligay iyo weligayba.
45 Oo waxaan ku socon doonaa xorriyad, Waayo, waxaan doondoonay amarradaada.
46 Oo weliba waxaan markhaatifurkaaga ka sheegi doonaa boqorro hortooda, Mana ceeboobi doono.
SABUURRADII 119 in Kitaabka Quduuska Ah