Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 119:41-43 in Somali

Help us?

SABUURRADII 119:41-43 in Kitaabka Quduuska Ah

41 Rabbiyow, naxariistaada iyo weliba badbaadintaadu Ha iigu yimaadeen si eraygaaga waafaqsan.
42 Markaasaan jawaab u heli doonaa kan i caaya, Waayo, waxaan isku halleeyaa eraygaaga.
43 Oo erayga runta ahna dhammaantiis afkayga ha ka gooyn, Waayo, waxaan rajo ku qabay xukummadaada.
SABUURRADII 119 in Kitaabka Quduuska Ah