Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 119:33-35 in Somali

Help us?

SABUURRADII 119:33-35 in Kitaabka Quduuska Ah

33 Rabbiyow, jidka qaynuunnadaada i bar, Waanan xajin doonaa tan iyo ugu dambaysta.
34 Waxgarasho i sii, oo anna sharcigaaga waan xajin doonaa, Haah, oo waxaan ku dhawri doonaa qalbigayga oo dhan.
35 Igu kexee waddada amarradaada, Waayo, kaasaan ku farxaa.
SABUURRADII 119 in Kitaabka Quduuska Ah