Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 119:172-174 in Somali

Help us?

SABUURRADII 119:172-174 in Kitaabka Quduuska Ah

172 Carrabkaygu ha ku gabyo eraygaaga, Waayo, amarradaada oo dhammu waa wada xaqnimo.
173 Gacantaadu diyaar ha u ahaato inay i caawiso, Waayo, amarradaadaan doortay.
174 Rabbiyow, badbaadintaada, waan u xiisooday, Oo sharcigaaguna waa waxa iga farxiya.
SABUURRADII 119 in Kitaabka Quduuska Ah