Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 119:167-168 in Somali

Help us?

SABUURRADII 119:167-168 in Kitaabka Quduuska Ah

167 Naftaydu waxay dhawrtay markhaatifurkaaga, Oo anna aad iyo aad baan u jeclahay.
168 Waxaan dhawray amarradaada iyo markhaatifurkaaga, Waayo, jidadkayga oo dhammu hortaaday wada yaalliin.
SABUURRADII 119 in Kitaabka Quduuska Ah