Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 119:160-164 in Somali

Help us?

SABUURRADII 119:160-164 in Kitaabka Quduuska Ah

160 Eraygaaga dhammaantiisu waa run, Mid kasta oo xukummadaada xaqa ah ka mid ahu wuu sii waaraa weligiisba.
161 Amiirraa sababla'aan ii silciyey, Laakiinse qalbigaygu wuxuu ka baqaa erayadaada.
162 Waxaan eraygaaga ugu reyreeyaa Sidii mid booli badan helay.
163 Beenta waan necbahay oo waan karahsaday, Laakiinse sharcigaaga waan jeclahay.
164 Maalintiiba toddoba jeer baan ku ammaanaa, Waana xukummadaada xaqa ah daraaddood.
SABUURRADII 119 in Kitaabka Quduuska Ah