Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 119:155-157 in Somali

Help us?

SABUURRADII 119:155-157 in Kitaabka Quduuska Ah

155 Kuwa sharka leh badbaadadu waa ka fog tahay, Waayo, qaynuunnadaada ma ay doondoonaan.
156 Rabbiyow, naxariistaadu waa badan tahay, Igu soo noolee si xukummadaada waafaqsan.
157 Kuwa i silciya iyo cadaawayaashayduba way badan yihiin, Laakiinse anigu kama aan leexan markhaatifurkaaga.
SABUURRADII 119 in Kitaabka Quduuska Ah