Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 119:148-152 in Somali

Help us?

SABUURRADII 119:148-152 in Kitaabka Quduuska Ah

148 Indhahaygu way ka hor mareen wakhtiga la soo jeedo oo habeennimo, Si aan eraygaaga uga fikiro.
149 Codkayga u maqal si raxmaddaada waafaqsan, Rabbiyow, igu soo noolee si xukummadaada waafaqsan.
150 Kuwii xumaatada raaci jiray way soo dhowaanayaan, Iyagu sharcigaaga way ka fog yihiin.
151 Rabbiyow, adigu waad dhow dahay, Oo amarradaada oo dhammuna waa wada run.
152 Waxaan markhaatifurkaaga waa hore ka iqiin Inaad u aasaastay si ay weligood u sii waaraan.
SABUURRADII 119 in Kitaabka Quduuska Ah