Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 119:131-132 in Somali

Help us?

SABUURRADII 119:131-132 in Kitaabka Quduuska Ah

131 Afka aad baan u kala qaaday, oo waan harraaday, Waayo, waxaan u xiisooday amarradaada.
132 Ii soo jeeso, oo ii naxariiso, Sidaad kuwa magacaaga jecel u samaysid.
SABUURRADII 119 in Kitaabka Quduuska Ah