Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 119:129-130 in Somali

Help us?

SABUURRADII 119:129-130 in Kitaabka Quduuska Ah

129 Markhaatifurkaagu waa yaab badan yahay, Oo sidaas daraaddeed ayay naftaydu u xajisaa.
130 Erayadaada furniinkoodu wax buu iftiimiyaa, Oo wuxuu waxgarasho siiyaa kuwa garaadka daran.
SABUURRADII 119 in Kitaabka Quduuska Ah