Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 119:121-123 in Somali

Help us?

SABUURRADII 119:121-123 in Kitaabka Quduuska Ah

121 Waxaan sameeyey xukun iyo caddaalad, Haddaba ha iiga tegin kuwa i dulma.
122 Anoo addoonkaaga ah wanaag daraaddiis ii dammiino, Oo kuwa kibirsanu yaanay i dulmin.
123 Indhahaygii waxay u gudheen jacaylkay badbaadintaada u qabaan, Iyo eraygaaga xaqa ah daraaddiis.
SABUURRADII 119 in Kitaabka Quduuska Ah