Text copied!
Bibles in Somali

ROOMA 7:14-15 in Somali

Help us?

ROOMA 7:14-15 in Kitaabka Quduuska Ah

14 Waayo, waxaynu og nahay in sharcigu ku saabsan yahay ruuxa, laakiinse anigu waxaan ahay mid jidhka raaca oo lagu iibiyey dembiga hoostiisa.
15 Waayo, waxaan samaynayo garan maayo, maxaa yeelay, ma sameeyo wixii aan doonayo, laakiin waxaan sameeyaa wixii aan necbahay.
ROOMA 7 in Kitaabka Quduuska Ah