Text copied!
Bibles in Somali

ROOMA 6:10-12 in Somali

Help us?

ROOMA 6:10-12 in Kitaabka Quduuska Ah

10 Waayo, dhimashaduu dhintay mar keliya ayuu xagga dembiga ka dhintay, laakiin noloshuu ku nool yahay, Ilaah buu u nool yahay.
11 Sidaas oo kalena idinku isku tiriya inaad dembiga u tihiin kuwo dhintay, oo aad Ilaah u tihiin kuwo nool xagga Ciise Masiix.
12 Sidaas daraaddeed dembigu yuusan jidhkiinna dhimanaya u talin inaad damacyadiisa xunxun addeecdaan.
ROOMA 6 in Kitaabka Quduuska Ah