Text copied!
Bibles in Somali

ROOMA 5:6-8 in Somali

Help us?

ROOMA 5:6-8 in Kitaabka Quduuska Ah

6 Waayo, innagoo weli itaaldaran ayuu Masiixu wakhti qumman u dhintay kuwa aan cibaadada lahayn.
7 Mar dhif ah mid waa u dhintaa nin xaq ah, mindhaase qof waa ku dhici lahaa inuu nin wanaagsan u dhinto.
8 Laakiinse Masiixu waa inoo dhintay intaynu weli dembilayaal ahayn, oo sidaasuu Ilaah jacaylkiisii inoogu muujiyey.
ROOMA 5 in Kitaabka Quduuska Ah