Text copied!
Bibles in Somali

ROOMA 15:6-8 in Somali

Help us?

ROOMA 15:6-8 in Kitaabka Quduuska Ah

6 inaad isku qalbi iyo isku af ku ammaantaan Ilaaha ah Aabbaha Rabbigeenna Ciise Masiix.
7 Sidaas daraaddeed isdhoweeya sida Masiixuna idiin dhoweeyey in Ilaah la ammaano.
8 Waayo, waxaan idinku leeyahay, Masiixu wuxuu noqday kuwa gudan midiidinkooda, runta Ilaah aawadeed, inuu u xaqiijiyo ballamadii awowayaashii hore la siiyey,
ROOMA 15 in Kitaabka Quduuska Ah