Text copied!
Bibles in Somali

ROOMA 10:5-7 in Somali

Help us?

ROOMA 10:5-7 in Kitaabka Quduuska Ah

5 Waayo, Muuse wuxuu qoray in ninkii yeelaa xaqnimada sharciga uu ku noolaan doono iyada.
6 Laakiin xaqnimada rumaysadku sidanay tidhaahdaa, Qalbigaaga ha iska odhan, Yaa samada kori doona (inuu Masiix soo dejiyo)?
7 Ama, Yaa yamayska hoos u geli doona (inuu Masiix kuwa dhintay ka soo sara kiciyo)?
ROOMA 10 in Kitaabka Quduuska Ah