Text copied!
Bibles in Somali

MARKOS 8:15-16 in Somali

Help us?

MARKOS 8:15-16 in Kitaabka Quduuska Ah

15 Markaasuu wuxuu ku amray, oo ku yidhi, Iska eega oo iska jira khamiirka Farrisiinta iyo khamiirka Herodos.
16 Markaasay isla wada hadleen, oo isku yidhaahdeen, Sababtaasu waa kibistii aannan haysan aawadeed.
MARKOS 8 in Kitaabka Quduuska Ah