Text copied!
Bibles in Somali

MARKOS 7:28-29 in Somali

Help us?

MARKOS 7:28-29 in Kitaabka Quduuska Ah

28 Laakiin way u jawaabtay oo ku tidhi, Waa run, Sayidow, laakiin weliba eeyaha miiska hoostiisa ku jiraa waxay cunaan jajabka carruurta ka dhaca.
29 Kolkaasuu iyada ku yidhi, Hadalkaas aawadiis tag; jinnigii ayaa gabadhaada ka baxay.
MARKOS 7 in Kitaabka Quduuska Ah