Text copied!
Bibles in Somali

MARKOS 7:23-24 in Somali

Help us?

MARKOS 7:23-24 in Kitaabka Quduuska Ah

23 Waxyaalahan shar leh oo dhammu gudahay ka soo baxaan oo ninka nijaaseeyaan.
24 Meeshaas ayuu ka kacay oo wuxuu tegey soohdimaha Turos iyo Siidoon. Markaasuu guri galay. Ma uu doonaynin in la ogaado, laakiin wuu qarsoomi kari waayay.
MARKOS 7 in Kitaabka Quduuska Ah