Text copied!
Bibles in Somali

MARKOS 6:44-46 in Somali

Help us?

MARKOS 6:44-46 in Kitaabka Quduuska Ah

44 Kuwii kibistii cunayna waxay ahaayeen shan kun oo nin.
45 Kolkiiba wuxuu xertiisii ku amray inay doonnida fuulaan oo ay hortiis tagaan dhanka kale oo Beytsayda intuu dadkii badnaa dirayo.
46 Goortuu kala diray, ayuu buurta tegey inuu ku tukado.
MARKOS 6 in Kitaabka Quduuska Ah