Text copied!
Bibles in Somali

MARKOS 5:9-12 in Somali

Help us?

MARKOS 5:9-12 in Kitaabka Quduuska Ah

9 Markaasuu weyddiiyey, Magacaa? Wuxuu ugu jawaabay, Waxaa lay yidhaahdaa, Liijon, waayo, annagu waa badan nahay.
10 Aad buuna uga baryay inaanu dalka ka eryin.
11 Buurta sinteedana waxaa joogay daaqsin weyn oo doofaarro ah oo daaqaysa.
12 Jinniyadii oo dhan baa baryeen, oo waxay ku yidhaahdeen, Noo dir doofaarrada inaannu galno.
MARKOS 5 in Kitaabka Quduuska Ah