Text copied!
Bibles in Somali

MARKOS 4:35-36 in Somali

Help us?

MARKOS 4:35-36 in Kitaabka Quduuska Ah

35 Maalintii qudheedii, goortii makhribkii la gaadhay, wuxuu iyaga ku yidhi, Dhanka kale aan u gudubnee.
36 Goortay dadkii badnaa direen, isagay wadeen intuu doonnidii ku jiray, oo doonniyo yaryar oo kalena way la jireen.
MARKOS 4 in Kitaabka Quduuska Ah