Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 9:7-8 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 9:7-8 in Kitaabka Quduuska Ah

7 Kii mid wax quudhsada toosiyaa, cay buu isu soo jiidaa, Oo kii kan sharka leh canaantana, ceeb baa ku dhacda.
8 Mid wax quudhsada ha canaanan, waaba intaas oo uu ku necbaadaaye, Nin caqli leh canaano, oo isna wuu ku jeclaan doonaa.
MAAHMAAHYADII 9 in Kitaabka Quduuska Ah