Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 9:14-17 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 9:14-17 in Kitaabka Quduuska Ah

14 Waayo, waxay fadhiisataa illinka gurigeeda, Oo kursi bay ku fadhiisataa meelaha sarsare ee magaalada,
15 Inay u yeedho kuwa jidka maraya, Iyagoo jidadkooda iska sii soconaya,
16 Ku alla kii garaaddaranu halkan ha u soo leexdo, Oo kii waxgarasho u baahanna waxay ku leedahay,
17 Biyo la soo xaday way macaan yihiin. Oo cunto qarsoodi loo cunaana wax bay ka farxisaa.
MAAHMAAHYADII 9 in Kitaabka Quduuska Ah