Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 9:10-11 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 9:10-11 in Kitaabka Quduuska Ah

10 Rabbiga in laga cabsado waa xigmadda bilowgeeda, Oo Kan quduuska ah in la aqoonsadona waa waxgarasho.
11 Waayo, maalmahaagu anigay igu badan doonaan, Oo cimrigaaguna waa sii kordhi doonaa.
MAAHMAAHYADII 9 in Kitaabka Quduuska Ah