Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 9:1-3 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 9:1-3 in Kitaabka Quduuska Ah

1 Xigmaddu gurigeeday dhisatay, Toddobadeedii tiirna way xaradhay.
2 Neefafkeedii ayay qashay, oo waxay isku dartay khamrigeedii; Miiskeediina way diyaarisay.
3 Oo gabdhaheedii midiidinnada ahaa ayay dirtay, oo waxay ka qaylinaysaa Magaalada meelaha ugu sarreeya, iyadoo leh,
MAAHMAAHYADII 9 in Kitaabka Quduuska Ah