Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 8:6-9 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 8:6-9 in Kitaabka Quduuska Ah

6 I maqla, waayo, waxaan ku hadlayaa waxyaalo wanaagsan, Oo waxaan bushimaha u kala qaadayaa waxyaalo qumman.
7 Maxaa yeelay, afkaygu run buu ku hadlayaa; Oo bushimahayguna shar bay karhaan.
8 Erayada afkayga oo dhammi waa xaq, Oo innaba wax qalloocan ama maroorsan lagama helo.
9 Iyagu dhammaantood waa u cad yihiin kii wax garanaya, Oo waana u qumman yihiin kuwa aqoonta hela.
MAAHMAAHYADII 8 in Kitaabka Quduuska Ah