Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 8:3-6 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 8:3-6 in Kitaabka Quduuska Ah

3 Oo waxay ka qaylisaa irdaha agtooda, Meesha magaalada laga soo galo, Iyo meesha albaabbada laga soo galoba.
4 Nimanyahow, idinkaan idiin dhawaaqayaa, Oo codkayguna wuxuu u yeedhayaa binu-aadmiga.
5 Garaadlaawayaashow, miyir lahaada, Nacasyadoy, waxgarasho qalbiga ku haysta.
6 I maqla, waayo, waxaan ku hadlayaa waxyaalo wanaagsan, Oo waxaan bushimaha u kala qaadayaa waxyaalo qumman.
MAAHMAAHYADII 8 in Kitaabka Quduuska Ah