Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 8:28-33 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 8:28-33 in Kitaabka Quduuska Ah

28 Markuu cirka sare taagay, Markii ilaha moolku xoog yeesheen,
29 Markuu badda xad u yeelay Si aan biyuhu amarkiisa ugu xadgudbin, Markuu aasaaskii dhulka dhigay,
30 Markaas anigu isagaan dhinac joogay, anigoo ah sidii hawlhoggaamiye, Oo anigu maalin kasta faraxiisaan ahaa, Oo mar kasta hortiisaan ku rayrayn jiray;
31 Waxaan ku rayrayn jiray inta dhulkiisa la degay, Oo waxaan ku farxi jiray binu-aadmiga.
32 Haddaba sidaas daraaddeed, wiilashoy, bal i maqla; Waayo, waxaa barakaysan kuwa jidadkayga xajiya.
33 Edbinta dhegaysta, oo caqli yeesha, Oo ha diidina.
MAAHMAAHYADII 8 in Kitaabka Quduuska Ah